Advertisement

UN GUTERRES CALLS HIS ENVOY HAYSOM IMPOLITE TO SOMALIA

UN GUTERRES CALLS HIS ENVOY HAYSOM IMPOLITE TO SOMALIA

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa Ku tilmaamay shakhsi bilaa akhalaaq ah danjirihii Qaramada midoobay ee ay Soomaaliya cayrisay Nicholas Haysom, assagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri "dhaqan xumo iyo kibir ayuu ula tagay Soomaaliya, qaab maqaam-dil iyo quursi ahna wuu ula dhaqmay.
Cayrinta Haysom rag waaweyn oo Soomaali ah iskuna sheega Mucaarad ayaa Dawladda Ku dhaliilay, weyna umuuqan weyday hooga uu ninkaan shisheeyaha ahi qirayo.
SOM DIGITAL MEDIA Waa Warbaahin Soomaaliyeed OO Ka Tabisa Youtube Ka Shabakad Warar
Waxaan Kuu Soo Bandhignaa Sheekooyinka Warka Maalin Walba.
▨ Subscribe to: SOM DIGITAL MEDIA
▨ Like Page On
▨ Follow Us On
▨ Follow Us On
▨SOM DIGITAL MEDIA Waxay Maalin walba soo tebisaa| Barnaamijyo | Muxaadaraad Diini Ah | Cartoons | wararka caalamka | islamarkaana ku turjuman luuqada soomaaliga Taasoo ujeedku yahay in dadka soomaaliyeed laga haqabtiro wararka caalamka & siyaasadaha is bedbedalaya oo ay si fudud ku Fahmi Karaan ulana socon karaan,
Hadaad Nagu cusub tahay nagu soo biir oo taabo Meesha ay Ku qoran tahay 'Subscribe' Si aad maalin Walba Uhesho Wararka cusub ee Channelkan kabaxa
#subscribe_Like #Comment #Share

#NEWS POLITICS ENTERTAINMENT,ISLAMIC RELIGION AND EDUCATION,

Post a Comment

0 Comments